Vis meny
You are in the main content. Continue navigating or press again to go back to top.

Maxaa kuu qalma?

Layliskan adiga ayaa laguugu talo galay si aad u codsato Vg1 ee waxbrashada ka sarreysa dugsiga sare iyo tababar. Ka jawaab su’aalaha ku saabsan sida aad u xiisaynayso hawlaha kala duwan, helna tilmaame ah barnaamijka waxbarasho ee aad billaabi karto adigoo baadhanaya.

Talo bixin

  • Ka fikir waxa aad jeceshahay inaad qabato inta lagu jiro waxbarashadaada iyo tababarka iyo shaqada - maahan waxa aad danaynayso wakhtiyada aad fasaxa tahay!
  • Su’aal talo bixiyaha tilmaamaha dugsiga ama waalidkaaga haddii ay jiraan waxyaabo aadan fahmin.

Maxaa kuu qalma?

  • Ka jawaab su’aalaha ku saabsan sida aad u danaynayso hawlaha kala duwan.
  • Ka fikir waxa aad jeceshahay inaad qabato inta lagu jiro waxbarashadaada iyo tababarka iyo shaqada - maahan waxa aad danaynayso wakhtiyada aad fasaxa tahay!

horumarinta naqshadaynta shaxda iyo muuqaal u samaynta wargeyska
jimicsi qorshaynta dadka xaaladaha kala du-duan ku sugan
qorista iyo tabinta muusikada
soo saarista filimo kala duwan
ku shaqaynta diinta, dhaqanka iyo taariikhda
horumarinta iyo dhisidda dhismayaal ama mashiino
siinta dabeecaddo doorar kala duwan oo iyaga turjunkopoda ah
jaas ku ciyaaridda iyadoo la hortaagan yahay cod
qorshaynta meesha guri cusub oo hoy ah
isboorti ku tartamis
ficil ku shaqaynta tuulkayga
samaynta baraha internaytka
ku shaqaynta cilmi-nafsiga, isgaadhsiinta, shaqaale abuurista ama talo bixinta
habka loo helo mashiinada ama sistamka qoraaladda oo meel la isugu geeyo laguna shaqeeyo
diyaarinta fagaare ficil ah
ficil ku samaynta culus, abaabulidda iyo tayo fiican
sawirrida iyo fikir abuuridda iyo qoraaladda
daawaynta muruqyo iyo xubno xanuunka dadka
barista muusigga, qalab muusig ama hees ,
qoraalka,dhawaaqa iyo sawirrada lagu sameeyo qalabka dhijitaalka ah
ku shaqaynta siyaasadda iyo cilmiga bulshada
ku shaqaynta hormarinta deegaanka waxsoosaarka tamarta
ka qayb qaadashada wax soosaarka tiyaatarka
barista habka qoob ka cayaarku(dhaansigu) isaga daba dhaco
naqshadaynta qorshaha sawirrida guri
horumarinta haybadayda isboorti
diyaarinta qalcad muusik ah
ku shaqaynta kamaradda horteeda ama dabadeeda
ku shaqaynta arrimaha lacagaha ee gudaha shirkad ganacsi
ku shaqaynta maadooyinka tiknoolajiyadda iyo injineeriyadda
isticmaalidda in jidhka iyo codku door ciyaaraan
ficil samaynta inaad noqotid jaasaa fiican
ku shaqaynta abuurista rinjiyaynta, sawiridda iyo tolmaha
cilmibaarista neerfayaasha iyo murqaha
isticmaalidda barnaamijyada kombiyuutarka ee soo saarista muusik
qiimaynta wax soosaarrada kala duwan ee saxaafadda
ku shaqaynta sharci dajinta iyo xeerarka iyo nidaamyada
ku shaqaynta dhirta, xayawaanka iyo dadka
masuul noqoshada sharraxa ahmiyadda fagaaraha dushiisa
isticmaalidda fahanka farsamada jidhka iyo odhaahaha jaaska
dhisidda moodheel 3 D ah
isboorti ka shaqayn/samayn
dhagaysiga iyo qiimaynta muusikada
qoraal u samaynta xayaysiinta
hoggaaminta, gor gortanka iyo diyaarinta
ku shaqaynta kimistariga ama baayo kimistariga
barashada akshinada iyo laymanka ee laga baranayo wadnaha
ku shaqaynta hal abuurista wadata muusikada iyo ficil ku samaynta culkus iyo dhaq dhaqaaqa
ku shaqaynta farshaxanka iyo dhaqanka
tababbarid koox-isboorti oo carruur ah
hirgelinta koox faneed, qalab dhammaystiran ama koox
ka shaqaynta habka sawir u samaynta filmaanta
ku hadalka iyo isticmaalka ingiriisiga ama luuqadaha kale ee ajaanibka
qorshaynta waddooyinka iyo waddooyinka dhulka iyo badda hoostooda mara, xisaabinta khatarta dhulka ama eegidda dabiiciga ah
riwaayad la samaynta carruurta
isku dhaffida jaaska iyo qaabab kale oo farshaxan ah
ku shaqaynta foomka iyo kaladhada
barista dadka si fiican u jimicsiga
diyaarinta heeso ama muusig ama istuudiyo gudihiisa
helista iyo qorista wararka
qoridda wararka, warbixinnada ama buugaag
isticmaalidda xisaabta, fikirrada macquulka ah iyo habbaynta
qiimaynta qorista filin iyo tiyaatar
qoob-ka-cayaaar baridda dadka
naqshadaynta wax soosaarka iyo shay"yadda ku xeersan nolal maalmeedkeena
tababbarid koox isboorti
ku shaqaynta qormooyinka,
samaynta jaldiyadda iyo diyaarinta tusmooyinka buugaagta iyo qormooyinka
ku shaqaynta suuq samaynta, xayaysiinta iyo isticmaalida saxaafada si ganacsi ah
helista xanuunka qafka jirran iyo dawayntiisa
ka shaqaynta wax-jilidda
farriimaha xidhiidhka ah ee jaaska
darawalnimo bas ama baabuurta dhaadheer ee xamuulka
ka shaqaynta biyo gelinta
samaynta hababka wax loo qurxiyo
u sheegista macaamiisha dawo isticmaalka
miis-feesto diyaarinta
ka shaqaysiinta qalabka korontada ku shaqeeya
rinjiyaynta iyo dayactirka dhaawacyada yar-yar ee baabuurta
kalluumaysiga iyo bad ka ugaadhsiga
borogaraam gelinta kombiyuutarrada iyo barista isticmaalkooda
rinjiyaynta iyo waraaqaha derbiyada gudaha lagaga dhejiyo(tapetsere)
qol ama guri qalabaynta
caawinta dadka naafada ka ah jidhka ama maskaxda
samaynta iyo iibinta cuntada badda
xidhxidhista iyo ka shaqaynta hababka elektaroonikada ah
motoorada
xayawaan daryeelid
ilaalinta ama shirkad waardiye ka shaqayn
cabirka waynaanta/yaraanta shay, hab cabbir qiyaaska(målestokk) iyo xaglaha hab-dhismeedyada
samaynta, dayactirka iyo hagaajinta dahabka ama saacadaha iyo dahabka
u habaynta carruurta ama dhalinyarada waxyaabaha ay sameeyaan
dubista furinka, keeggaga iyo wax soo saarka kale ee la dubo.
rakibidda, tijaabinta iyo dayactirka matoorrada iyo marawaxadaha diyaaradaha
dayactirista mishiinada markabka
ka shaqaynta goobaha kalluunka lagu dhaqo
qorshaynta iyo qabanqaabinta waxyaabaha/meelaha dalxiiska la geeyo/tuso)
ku shqaynta dubbaha iyo masaabiirta
ku shaqaynta naqshadaynta ganacsiga saxaafadda iyo soo saarista xaashi slaysan iyo wax soosaarka dhijitaalka ah
qaabilaadda bukaan-socodka ee hosbitaalka ama xarunta dhakhtarada
samaynta iyo qurxinta keegga(doolshaha)
cabbirka korontada
qodista ceelasha shiidaalka ee badda
dhisidda iyo dayactirka guryaha debeddooda iyo xadiiqadaha lagu nasto
hoteel ama markab rakaab ka shaqayn qaybta qaabilaadda dadka
qaadashada xisaab celcelis ah iyo xisaabinta tirada qalabka ah ee mid u baahan yahay
dayactirka maqaarka iyo waxyaalaha laga sameeyo sida kabaha, boorsooyinka gacanta iyo suumanka
weji- iyo qaybaha kale ee jirka kale u dhaqista/hagaajinta macaamiisha
samaynta bolsaha iyo hilibka rootiga la dul saarto
xidh-xidhista iyo fur-furista mishiinnada
u isticmaalida 3D sawiridda mishiinadda iyo wax soosaarka
ilaalinta deegaanka iyo xayawaanka
diwaangelinta, habaynta iyo xirxirka badeecadaha ee bakhaarada
derbi dhagax ku dhisid iyo shub dhigis
samaynta alaabta ama dhisidda dooni
daawaynta iyo ka hortagga cago xanuunka
qorshaynta liiska cunto hagidda iyo cunto karinta
rakibidda bareesooyinka korontada iyo koronto gelinta
habaynta iyo kormeeridda mishiinada iyo wax soo saarka
beerista iyo iibinta dhirta yar-yar
ka shaqaynta adeegga macaamiisha, kiisaska iyo aarkiifiyada
nadiifinta iyo dayactirka derbiyada,saqafka,dhulka iyo qalabka guriga gudihiisa yaal
naqshadaynta iyo tolista dharka
kalkaaliye dhakhtar ilko
hilib ka shaqaynta
hagista mishiinnada awtomaatigga ah
rakibista iyo dayactirka muraayadaha baabuurta iyo dhismayaasha
tababbarista iyo daryeelka/xannaanaynta fardaha
shaqo dukaan qaybta adeegga macaamiisha
kaxaynta mishiiinada waawayn
qaadista sawirrada
gargaar deg-deg siinta qof dhaawacma
qorshaynta iyo samaynta cuntada dadka macaanka qaba
ka shaqaynta ceelasha shiidaalka iyo gaasta ee badda
alxanka iyo isticmaalka diriilka
dhaqashada xayawaanka guri-joogta ah iyo beerashada dhulka
isticmaalka iyo dayavtirka koobbi mishiinka iyo qalab-xafiiseedka kale
ka shaqaynta qarxinta iyo daloolinta buuraha
jarid, midabayn ama daryeelid timo
caawinta iyo daryeelka dadka waawayn
cunto iyo cabitaan u geegeeynta macaamiisha makhaaydaha
dayatirista qalabka korontada
hagaajinta qalabka mishiinka ee horey u jabay
ka shaqaynta dhir goynta iyo daabulistooda

Hadda waxaad ka baxaysaa layliska jawaabahaaguna way tirtirmi doonaan!

Guji Cancel haddii aadan rabin inaad sii wadato layliska.


Ka noqo Ok, tirtir

Tirtir jawaabahayga
Bogga 1 ee 2